Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Elon Musk oo Waji gabax kala kulmay doorashadii ka dhacday Mareykanka
Hal qof oo ay dhaheen shacabka Mareykanka, waxaad tahay ‘doqon’, waa Elon Musk, oo si kibir badan isugu dayay inuu Xisbiga Jamhuuriga ka caawiyo inuu haysto awoodda Congress-ka. Wuxuu bixiyay 474…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Elon Musk oo Waji gabax kala kulmay doorashadii ka dhacday Mareykanka
Hal qof oo ay dhaheen shacabka Mareykanka, waxaad tahay ‘doqon’, waa Elon Musk, oo si kibir badan isugu dayay inuu Xisbiga Jamhuuriga ka caawiyo inuu haysto awoodda Congress-ka. Wuxuu bixiyay 474…
Ka akhri Allbanaadir ↗BS
Shirkado uu leeyahay maalqabeenka Elon Musk oo si weyn hoos ugu dhacay kadib doorashooyinkii Mareykanka
Elon Musk ayaa ku dhowaad 450 milyan oo doollar ku bixiyey taageeridda ololayaasha siyaasadeed ee xisbiga Jamhuuriga. Lacagtaas waxaa ku jiray ugu yaraan 45 milyan oo doollar oo uu ku taageeray Ken…
Ka akhri BBC Somali ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.