Al-Shabaab oo Tardo ku dishay dad shacab ah, dagaal culusna uu ka socdo deegaanka
Faahfaahinta laga helayo deegaanka Tardo oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal culus, kaddib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Al-Shabaab oo Tardo ku dishay dad shacab ah, dagaal culusna uu ka socdo deegaanka
Faahfaahinta laga helayo deegaanka Tardo oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal culus, kaddib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku…
Al-Shabaab oo dad ku laayay Hiiraan iyo dagaal ka socda Tardo
Wararka laga helayo deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhexeeya maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo dadka deegaanka, kaddib dhacdo ka dhacday…