Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Maxkamadda Sare oo Qabatay Dacwad ka Dhan ah Dhaqangelinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa la sheegay inay si rasmi ah u qabatay dacwad uu gudbiyay xubin sare oo ka tirsan Madasha Samatabixinta, taas oo ka dhan ah dhaqangelinta dastuurka cusub ee Soomaaliya…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Maxkamadda Sare oo Qabatay Dacwad ka Dhan ah Dhaqangelinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa la sheegay inay si rasmi ah u qabatay dacwad uu gudbiyay xubin sare oo ka tirsan Madasha Samatabixinta, taas oo ka dhan ah dhaqangelinta dastuurka cusub ee Soomaaliya…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Maxkamadda Sare oo qabatay dacwad ka dhan ah dastuurka cusub iyo muddo kororsiga hay’adaha dowladda
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee dalka ay qabatay dacwad uu gudbiyey xubin sare oo ka tirsan Madasha Samatabixinta, taas oo la xiriirta hirgelinta dastuurka cusub ee Soomaaliya…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.