Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Donald Trump: 10 Daqiiqo Ku Duqeyn Karnaa Goobaha Nukliyeerka Iiraan

Florida, US – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisu uu 10 daqiiqo gudahood duqeyn ku qaadi karo goobaha looga shakisan yahay inay ku harsan yihiin barnaamijka nukliyeerka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
AM
Donald Trump: 10 Daqiiqo Ku Duqeyn Karnaa Goobaha Nukliyeerka Iiraan
Florida, US – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisu uu 10 daqiiqo gudahood duqeyn ku qaadi karo goobaha looga shakisan yahay inay ku harsan yihiin barnaamijka nukliyeerka…
Ka akhri Arlaadi Media Network ↗
A
Allbanaadir
Trump: “Toban daqiiqo ayaan ku burburin karnaa Nuklearka Iran”
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in dalkiisu awood u leeyahay inuu muddo kooban gudaheed ku duqeeyo xarumaha nukliyeerka ee Iiraan, gaar ahaan goobaha la rumeysan yahay inay ku…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.