Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Garoowe, Soomaaliya – Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo lagu beegsaday goob ay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow
Garoowe, Soomaaliya – Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo lagu beegsaday goob ay…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar
Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyey duqeyn lagu beegsaday xarun hubka Al-Shabaab ku kaydsanayeen
Maamulka Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyey in howlgal milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab lagu beegsaday xarun kooxda hub iyo rasaas ku kaydsanaysay, taas oo ku taalla deegaanka Markad ee…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay