Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Isku daygii masaafurinta ee Aliya iyo Najiib oo la joojiyay

Isku daygii masaafurinta ee Aliya iyo Najiib oo la joojiyay

Stockholm, Sweden — Isku daygii lagu masaafurinayay si khasab ah laba walaalo ah oo lagu kala magacaabo Aliya iyo Najiib, oo 22 jir ah, kana soo jeeda Soomaaliya, ayaa la joojiyay fiidnimadii…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
S
Somaliska
Isku daygii masaafurinta ee Aliya iyo Najiib oo la joojiyay
Stockholm, Sweden — Isku daygii lagu masaafurinayay si khasab ah laba walaalo ah oo lagu kala magacaabo Aliya iyo Najiib, oo 22 jir ah, kana soo jeeda Soomaaliya, ayaa la joojiyay fiidnimadii…
Ka akhri Somaliska ↗
KT
Kaab TV
Laba sarkaal oo NISA ah oo la sheegay in shaqada laga joojiyay iyo taariikhda Shakiib
Warar laga helayo gudaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa sheegaya in Agaasimaha hay’adda, Mahad Maxamed Salaad, uu amar ku bixiyay in laba sarkaal oo ka tirsan NISA shaqada…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay