Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ilhaan Cumar oo mar kale ku guuleysatay kursiga Congress-ka Mareykanka

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada 5-aad ee gobolka Minnesota, kadib doorashadii 3-dii November ka dhacday dalkaasi. Saadaasha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Ilhaan Cumar oo mar kale ku guuleysatay kursiga Congress-ka Mareykanka
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada 5-aad ee gobolka Minnesota, kadib doorashadii 3-dii November ka dhacday dalkaasi. Saadaasha…
Ka akhri Allbanaadir ↗
SM
Ilhan Omar oo mar kale ku guuleysatay doorashada Aqalka Wakiillada Mareykanka
Minnesota, Mareykanka – Xildhibaanad Ilhan Omar oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga Mareykanka ayaa mar kale ku guuleysatay doorashada Aqalka Wakiillada Mareykanka, iyadoo ka adkaatay musharraxa…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay