Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya iyo su’aalaha weli ka taagan khasaaraha shacabka

Baaritaan ay Al Jazeera sameysay ayaa soo bandhigay saameynta duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya ku yeesheen qoysas rayid ah, iyadoo dad ka badbaaday weerarro ka dhacay agagaarka Jamaame ay sheegeen…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya iyo su’aalaha weli ka taagan khasaaraha shacabka
Baaritaan ay Al Jazeera sameysay ayaa soo bandhigay saameynta duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya ku yeesheen qoysas rayid ah, iyadoo dad ka badbaaday weerarro ka dhacay agagaarka Jamaame ay sheegeen…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya oo khasaare ka soo gaaray dad rayid ah
Warbixin Baaritaan ah oo ay baahisay telefishinka Al Jazeera ayaa soo bandhigay khasaaraha bani’aadannimo ee ay sheegeen qoysas rayid ah inay kala kulmeen duqeymo cirka ah oo Mareykanku ka fuliyay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay