Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya oo xudun u noqotay khilaafka Uganda iyo Turkiga

Soomaaliya ayaa la sheegay inay xudun u noqotay khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kadib markii Kampala ay hakisay iskaashigii militari iyo difaac ee ay la lahayd Ankara.…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Soomaaliya oo xudun u noqotay khilaafka Uganda iyo Turkiga
Soomaaliya ayaa la sheegay inay xudun u noqotay khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kadib markii Kampala ay hakisay iskaashigii militari iyo difaac ee ay la lahayd Ankara.…
Ka akhri Kaab TV
RJ
Radio Jowhar
Khilaafka Uganda iyo Turkiga oo lala xiriirinayo mustaqbalka ciidamada Uganda ee Soomaaliya
Warbaahinta fadhigeedu yahay Turkiga ee Middle East Eye (MEE) ayaa sheegtay in go’aanka Uganda ay ku hakisay iskaashigii milatari iyo difaaca ee Turkiga uu qayb ahaan xiriir la leeyahay mustaqbalka…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay