Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Cumar Cabdirashiid oo ka digay in xaalada Soomaaliya ay faraha ka baxdo.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka digay in khilaafaadka siyaasadeed iyo xiisadaha ka jira dalka ay faraha ka baxaan, taas oo keeni karta iska…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Cumar Cabdirashiid oo ka digay in xaalada Soomaaliya ay faraha ka baxdo.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka digay in khilaafaadka siyaasadeed iyo xiisadaha ka jira dalka ay faraha ka baxaan, taas oo keeni karta iska…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Cumar Cabdirashiid oo ka digay in khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya isu beddelo dagaal
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa digniin culus ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo sheegay in khilaafaadka u dhexeeya dhinacyada…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.