Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Trump oo Somaliland iyo Soomaaliya ku tilmaamay laba dhinac oo kala duwan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa hadal loo soo xigtay ku sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala duwan yihiin, isaga oo sheegay in hadalladiisa ku saabsan Soomaalida iyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Trump oo Somaliland iyo Soomaaliya ku tilmaamay laba dhinac oo kala duwan
Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa hadal loo soo xigtay ku sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala duwan yihiin, isaga oo sheegay in hadalladiisa ku saabsan Soomaalida iyo…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Trump oo labo dal u kala saaray Somaliland iyo Soomaaliya
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa hadal la xiriira Soomaaliya iyo Somaliland ka jeediyay isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay gobolka Ohio, isaga oo Somaliland ku tilmaamay meel ka duwan…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay