Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Trump oo dagaalka Iiraan ku eedeeyay guuldarrada Jamhuuriga.

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa guuldarrada Xisbiga Jamhuuriga ka soo gaartay doorashadii dhexe ee dalkaas ku xiriiriyay dagaalka Mareykanku ku qaaday Iiraan, kaas oo billowday…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Trump oo dagaalka Iiraan ku eedeeyay guuldarrada Jamhuuriga.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa guuldarrada Xisbiga Jamhuuriga ka soo gaartay doorashadii dhexe ee dalkaas ku xiriiriyay dagaalka Mareykanku ku qaaday Iiraan, kaas oo billowday…
Ka akhri Allbanaadir ↗
BS
BBC Somali
Shan arrimood oo sababay guuldarradii xisbiga Jamhuuriga uu kala kulmay doorashada xilliga dhexe
Baaxadda guuldarrada soo gaartay xisbiga Jamhuuriga ayaa loo arkaa inay tahay falcelin cad oo ka dhan ah labadii sano ee Donald Trump uu xilka hayay.
Ka akhri BBC Somali ↗
BS
BBC Somali
Trump oo guuldarradii doorashada xilliga dhexe ku eedeeyay dagaalka Iran
Trump oo guuldarradii doorashada xilliga dhexe ku eedeeyay dagaalka Iran
Ka akhri BBC Somali ↗
BS
BBC Somali
Afar arrimood oo keeni kara in baaritaan lagu sameeyo Trump ka dib guuldarradii xisbigiisu kala kulmay Kongareska
Dad xog ogaal ah ayaa sheegay in la bilaabay ururinta xogta loogu talagalay baaritaanka, isla markaana la eegayo cidda loo yeeri karo si ay hor timaado baarlamaanka oo ay u bixiyaan caddeymo.
Ka akhri BBC Somali ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.