Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidamo Macawisley ah oo la Wareegay xerada Lama galaay ee B/weyne

Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda, kuwaas oo wata gaadiidka dagaalka, isla markaana ay hoggaaminayaan siyaasiyiin iyo ganacsato ka soo jeeda gobolka Hiiraan, ayaa la…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Ciidamo Macawisley ah oo la Wareegay xerada Lama galaay ee B/weyne
Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda, kuwaas oo wata gaadiidka dagaalka, isla markaana ay hoggaaminayaan siyaasiyiin iyo ganacsato ka soo jeeda gobolka Hiiraan, ayaa la…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Beledweyne oo caawa wajahaysa xaalad amni oo xasaasi ah kaddib la wareegitaanka xerada Lamagalaay
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa ku jirta xaalad amni oo xasaasi ah, kaddib markii ciidamada Macawiisleyda ay maanta la wareegeen xerada Lamagalaay, oo ay ku yaallaan xarumo…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay