Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

AFRICOM oo sheegtay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo laga fuliyay Jubbada Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, AFRICOM, ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu duqeymo cirka ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
AFRICOM oo sheegtay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo laga fuliyay Jubbada Hoose
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, AFRICOM, ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu duqeymo cirka ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
AFRICOM oo duqeymo ka fulisay Jubbada Hoose
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose oo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay