Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay
Maraykanku ma wuxuu qorsheynayaa in uu weerar cusub ku qaado Iran isaga oo kaa shaanaya dalalka carabta?
Xarunta Dhexe ee Khatam al-Anbiya, oo ah hay'adda ugu sarreysa ciidamada Iran, ayaa sheegtay in Mareykanku uu isu diyaarinayo inuu mar kale weeraro Iran iyadoo ay taageerayaan qaar ka mid ah waddamada gobolka.
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayBS
Maraykanku ma wuxuu qorsheynayaa in uu weerar cusub ku qaado Iran isaga oo kaa shaanaya dalalka carabta?
Xarunta Dhexe ee Khatam al-Anbiya, oo ah hay'adda ugu sarreysa ciidamada Iran, ayaa sheegtay in Mareykanku uu isu diyaarinayo inuu mar kale weeraro Iran iyadoo ay taageerayaan qaar ka mid ah waddamada gobolka.
Ka akhri BBC Somali ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.