Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 58 daqiiqo ka hor

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha Doolow, kaas oo muddo ku dhow labo sano u xirnaa khilaaf siyaasadeed iyo is-maandhaaf u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar23 saac ka hor
DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha Doolow, kaas oo muddo ku dhow labo sano u xirnaa khilaaf siyaasadeed iyo is-maandhaaf u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
Garoonka Diyaaradaha degmada Doolow oo dib loo furay
DOOLOW, GEDO – Garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa dib loo furay kaddib markii uu ku dhawaad laba sano iyo ka badan u xirnaa khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeyay Dowladda…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Shabelle Media Network58 daqiiqo ka hor
Doolow airport reopens after nearly two years amid Somalia-Jubaland tensions
DOOLOW, Gedo, Somalia — Doolow airport in Somalia’s Gedo region has reopened after remaining closed for nearly two years amid a political dispute between the federal government and the…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay