KT
Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Garoowe
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo uu kulan kula yeelan doono…
Ka akhri Kaab TV ↗