BS
BBC Somali
·

Budhcad-badeed Soomaali ah oo la sheegay in ay laayeen shaqaale markab oo u afduubnaa

War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in budhcad-badeeddu ay dishay shan qof oo ka mid ah shaqaalaha saarnaa markab ay haysteen ka hor hawlgal ay fuliyeen ciidammada Puntland.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri BBC Somali ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.