KT
Kaab TV
·

Waalidiin Garoowe ka mudaharaaday oo dalbaday xog ku saabsan carruurtooda ku sugan Aljeeriya

Waalidiin iyo ehelada dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku galay dalka Aljeeriya ayaa maanta dibadbax ka dhigay qaybo ka mid ah magaalada Garoowe, iyagoo dalbaday in la helo xog iyo macluumaad ku…