RJ
Farmaajo“Hadalkii uu xalay jeediyey Xasan Sheekh waxay muujinayaa inuu rabo Dagaal Sokeeye”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul ugu falceliyey Hadalkii xalay ka soo yeeray MW Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo ahaa in Talada uusan dhulka dhigi…
Ka akhri Radio Jowhar ↗