BS
BBC Somali
· 4 maalmood ka horCiyaaraha

Masar oo ka carootay "caddaalad-darro", kuna eedaysay in Messi loo eexday kadib markii ay ka hartay Koobka Adduunka

Masar oo ka carootay "caddaalad-darro", kuna eedaysay in Messi loo eexday kadib markii ay ka hartay Koobka Adduunka

Kooxda Faraaciiniyiinta ayaa 2-0 ku hoggaaminaysay Argentina oo ah xulka difaacanaya Koobka Adduunka, ciyaar ka dhacaysay Garoonka Atlanta, waxay u muuqatay in ay u soo bixi doonto wareegga siddeedda markii ugu horraysay taariikhdeeda.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.