BS
BBC Somali· 1 saac ka horSoomaalida oo qodobbo muhiim ah la tagaya shirka wada-tashiga qaran ee Itoobiya

Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa tilmaamay suurtagalnimada wax-ka-beddelka dastuurka dalka intii lagu guda jiray furitaanka shirka ugu dambeeya ee Wada-hadallada Qaranka, kaas oo maanta billowday.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.