BS
BBC Somali
· 1 maalin ka horCaalamka

Iran: Imaaraadku wuxuu mutaysan doonaa cawaaqibka ka dhasha wada-shaqeyntiisa uu la leeyahay Maraykanka."

Iran: Imaaraadku wuxuu mutaysan doonaa cawaaqibka ka dhasha wada-shaqeyntiisa uu la leeyahay Maraykanka."

Mareykanka iyo Iiraan ayaa mar kale is dhaafsaday weerarro sii socday illaa Khamiista, iyadoo kormeerayaal ay sheegeen inuu si weyn hoos ugu dhacay tirada maraakiibta mara marinka muhiimka ah ee Hormuz.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.