Cudur Laga Qaado Baastada oo Ku Faafaya Sweden iyo Yurub

2Stockholm – Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Yurub ayaa ku dhawaaqay inuu dillaacay cudurka Salmonella oo laga helay 14 dal oo Yurub ah, kuwaas oo ay ku jirto Iswiidhan, iyadoo cudurka lala xiriirinayo baastooyinka degdegga ah ee dhadhanka leh (instant noodles). Ilaa hadda waxaa…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Somaliska ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Somaliska.