DadkaMeelaha
RD
Radio Dalsan
· 2 saac ka hor

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Dalsan
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.