Dowladda Kuweyt oo qiratay in xaruumo ay Iiraan ka wareertay
Dowladda Kuweyt ayaa xaqiijisay in warshaddeeda biyaha iyo xarunteeda korontada ay shalay bartilmaameedsatay Iran. Tani waa weerarkii afraad ee noocan ah muddo afar maalmood gudahood ah.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.