RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Maamulka KGS oo Guddoomiyaha Baydhabo u Magacaabay Ibraahim Kalaay oo Laftagareen ka soo goostay

Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay, oo dhowaan ka soo goostay dhinaca madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna…