KT
Kaab TV
· Ammaan

AUSSOM oo wajahaya dhaqaale-yaraan: AU iyo EU oo ka digay in guulaha dagaalka Al-Shabaab ay halis galaan

Midowga Afrika iyo Midowga Yurub ayaa walaac xooggan ka muujiyay caqabadaha dhaqaale iyo kuwa hawlgal ee soo food saaray howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasillinta Soomaaliya (AUSSOM),…