BS
BBC Somali· 6 maalmood ka horXanuunnada laga qaado uunsiga ay Soomaalida guryaha ku shitaan

Daraasad ay soo xigatay Maktabadda Qaranka ee Daawada ayaa lagu ogaaday in qiiqa uunsiga iyo cuudka uu kordhin karo dhimashada ka dhalata cudurrada wadnaha iyo istaroogga qiyaastii 12 boqolkiiba.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.