DadkaMeelaha
BS
BBC Somali
· 14 saac ka hor

Dhowr fallanqeeye oo Soomaali ah iyo waxa ay ka yiraahdeen finalka koobka adduunka ee Spain iyo Argentine.

Dhowr  fallanqeeye oo Soomaali ah iyo waxa ay ka yiraahdeen finalka koobka adduunka ee Spain iyo Argentine.

Mid ka mida waxyaabaha xiisaha u yeelaya finalka waa inays iska hor imaanayaan Messi iyo Lamine Yamal oo loo arko xiddig si weyn saaxada kubada ku baddeli karaya.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.