SM
Shabelle Media Network
· 1 maalin ka hor

Danjiraha cusub ee Brazil oo lagu soo dhaweeyay Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha cusub ee Brazil oo lagu soo dhaweeyay Safaaradda Soomaaliya

Muqdisho – Danjiraha cusub ee Dowladda Brazil u soo magacawday Soomaaliya, João Alfredo dos Anjos Júnior, ayaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Danjiraha ayaa waxaa qaabilay Safiirka Soomaaliya, Jabril Ibrahim Cabdulle, iy…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.