RJ
Radio Jowhar
·

Golaha Shacabka oo laalay qaraarkii Xamse ee tartanka xilalka agaasime-waaxeedyada

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laalay qaraar uu dhawaan soo saaray Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, kaas oo lagu doonayay in xilalka agaasime-waaxeedyada iyo qaar…