WN
Wardheer News· 13 saac ka horCunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

ERGO) – In ka badan 80 beeraley ah ayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya deegaanka Xero-dhagaxley ee gobolka Mudug tan iyo bishii April. Ayax ka cunay dalagyo ay goosasho ku dawaa iyo…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Wardheer News ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Wardheer News.