RJ
Radio Jowhar
·

Meydka haweeney laga soo saaray burburka dhismihii ku dumay Islii, Nairobi

Shaqaalaha gurmadka ayaa ku guuleystay inay meydka haweeney ka soo saaraan burburka dhisme ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, xilli baadigoobka dadka la rumeysan yahay inay ku hoos…