Arsenal oo caqabado kala kulmeysa xiisaha Bruno Guimarães
Arsenal oo xiiseynaysa Bruno Guimarães, balse Newcastle ayaa ku adkaysanaysa inaysan iibin kabtankooda. Eddie Howe wuxuu sheegay inuu la yeeshay wada-hadallo wanaagsan, laakiin uusan hubin mustaqbalka ciyaaryahanka
Tebinta warbaahin kasta
RD

Ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.