RD
Radio Dalsan
· Ammaan

Maraykanka oo Boosaaso Ku Xoojinaya Joogitaankiisa

Maraykanka oo Boosaaso Ku Xoojinaya Joogitaankiisa

Puntland iyo Maraykanka ayaa heshiis cusub ka gaaray ballaarinta iskaashiga amniga iyo joogitaanka milatari ee Boosaaso, xilli Washington ay xoogga saarayso dagaalka ISIS iyo amniga Gacanka Cadmeed.