SM
Shabelle Media Network
· 4 maalmood ka hor

Soomaaliya oo Si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Argagixisanimo ee Ka Dhacay Dimishiq

Soomaaliya oo Si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Argagixisanimo ee Ka Dhacay Dimishiq

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo mar kale caddeysay mowqifkeeda adag ee ka dhanka ah argagixisada iyo xagjirnimada rabshadaha ku dhisan. War-saxaafadeed ay soo sa…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.