BS
BBC Somali· 8 saac ka horAskar Maraykan oo lagu dilay Jordan mid la la'yahay iyo wararkii ugu dembeeyey ee xiisadda Beriga Dhexe

Saraakiisha milatariga Mareykanka ma shaacin magacyada askarta la dilay, mana aysan bixin faahfaahin ku saabsan sida ay dhacdadu u dhacday ama goobta saxda ah ee ay ka dhacday.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.