KT
Kaab TV
·

Dabaq 17 dabaq ah oo ku dumay Islii, Nairobi, iyadoo gurmad socdo

Dabaq ka kooban 17 dabaq oo dhismihiisu socday ayaa ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, Kenya, gaar ahaan agagaarka waddada 9th Street iyo Firs Avenue, halkaas oo ay ka socdaan dadaallo…