SM
Shabelle Media Network· 7 saac ka horWasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb ka wada ololaha musharraxa hoggaamiyaha Galmudug ee JSP

Dhuusamareeb – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo hoggaaminaya kooxda ololaha doorashada muharaxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeed JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan …
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.