Madaxweynaha Iran: Maxaynu u dagaallamaynaa iyadoo xuquuqdeena lagu heli karo wada-hadal?
Dhanka kalana, sarkaal Mareykan ah ayaa Reuters u sheegay in horumar laga sameeyay wada-hadallada u dhexeeya Iran iyo Cumaan ee ku saabsan marin-biyoodka Hormuz, iyadoo Washington ay filayso in heshiis dhowaan la gaaro.