BS
BBC Somali
· 2 saac ka hor

Maxkamadda Sare ee Kenya oo qareen Soomaali ah u xukuntay magdhow dhan KSh 6.9 milyan

Maxkamadda Sare ee Kenya oo qareen Soomaali ah u xukuntay magdhow dhan KSh 6.9 milyan

Go'aan ay soo saartay Khamiistii, Garsoore Patricia Mande ayey ku sheegtay in inkastoo dhibbanaha oo lagu magacaabo Cabdinuur Sheekh Ismaaciil, uusan caddeyn karin in ODPP ay ula kac ku dacweysay,…

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.