Maxkamad ku taalla Suudaan oo dil ku xukuntay hoggaamiyaha RSF Mohamed Hamdan Dagalo isagoo maqan

Port Sudan – Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ayaa xukun dil ah ku ridday hoggaamiyaha Ciidanka Taageerada Degdegga ah (RSF), Mohamed Hamdan Dagalo (Hemedti), iyo 15 eedeysane oo kale iyagoo…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.