KT
Kaab TV
· Ammaan

Beesha Xawaadle oo heshiis la sheegayo la gaartay Al-Shabaab kaddib shir ka dhacay Maxaas

Xaaladda gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa marxalad cusub, kaddib kulan ka dhacay degmada Maxaas oo ay ka qeybgaleen xubno horey uga tirsanaa ciidamada Macawiisleyda ee beesha Xawaadle. Kulanka ayaa si…