Bogga Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo hawada laga saaray, X-na weli shaqaynaya+Sawirro
Waxaa hawada laga saaray barta Facebook ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya. Boggan ayaa ahaa kan ugu weyn ee laga baahinayay qaraarrada iyo go’aannadii Maxkamadda Sare ee lagu laalay dhaqangalka dastuurka cusub.