BS
BBC Somali
· 19 maalmood ka horCaalamka

Iran: '$6 bilyan oo hantidii xayirneed ah ayaa naloo sii dayn doonaa'

Iran: '$6 bilyan oo hantidii xayirneed ah ayaa naloo sii dayn doonaa'

Wafuud Maraykan ah iyo Iran ayaa goor hore gaaray dalka Switzerland si ay qayb uga noqdaan wada-xaajoodyo farsamo oo hoos imanaya heshiis is-afgarad ah oo la saxeexay Arbacadii si loo soo afjaro colaaddii bariga dhexe ee bilihii la soo dhaafay socotay, dibna loogu furi lahaa m…

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.