BS
BBC Somali· 2 saac ka horMaxay ku kala doorataa kaneecadu dadka ay qaniineyso?

Jirkeennu wuxuu sii daayaa calaamado kala duwan oo dabiici ah, sida neefta iyo urka ka soo baxa. Calaamadahan ayaa go'aamiya qofka ay kaneecadu aadeyso.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.