Calaamado muujinaya iskaashi u dhexeeya Xuutiyiinta iyo al-Shabaab si ay ula wareegaan Marinka Bab al-Mandab — The Telegraph

Weligood hore uma dhicin in labada marin-biyood ee Hormuz iyo Bab al-Mandab isku mar la xiro. Xuutiyiintuna waxay muujiyeen inay awood u leeyihiin inay xiraan Marinka Bab al-Mandab intii lagu jiray dagaalkii Qasa.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.