SM
Shabelle Media Network· 5 saac ka horMaxkamad ku taal Hindiya oo 44 Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa’in oo la xiriira burcad-badeednimo

Mumbai – Maxkamad gaar ah oo ku taalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa 44 muwaadin oo Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay dambiyo la xiriira burcad-badeednimo iyo…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.