BS
BBC Somali· 17 maalmood ka horSacdiyo Bajaaj oo xabsi 3 sano ah lagu xukumay, maxaa lagu sababeeyey

Maxkamaddu waxay sheegtay inay ku heshay dambiyadii ay xeer ilaalintu ku soo oogtay, qareennadeedana waxay sheegeen inay racfaan ka qaadanayaan xukunka
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.